Hangoolnews.com
‘ War Dag Dag Saddexdii Ka Hadhsanaa Dablaydii Dishay Gaashaanle Casayr Oo La Soo Qabtay”
March 5, 2016 - Written by Hangool News

Saddexdii nin ee ka hadhsanaa dablaydii dishay gaashaale c/risaaq yuusuf maxamuud Casayr ayaa goor dhowayt

ay ciidamada amaanku gacanta ku soo dhigeen.breakingnews-300x159

Saddexdan nin ayaa ka mid ahaa koob iyo toban qof oo loo haysto in ay ka dambeeyeen dilka taliyahii qaybt gobolka

Saaxil oo arbacadii todabaadkan ay dablay hubaysani ku dileen duleedka degmada barbara,

Soo qabashada saddexdan nin ayaa waxaa xaqiijiyay taliyaha guud ee ciidanka booliska s/land

Sareeyo guuto c/laahi fadal iimaan,

Waxaanu sheegay in guud ahaan la wado hayo dablaydaasi ku eedaysan dilka gaashaale c/risaaq yuusuf maxamuud Casayr.

Dablaydan ayaa la filayaa in loo soo dhaadhiciyo dhinaca magaalada hargaysa.

COMMENTS
Latest News