Hangoolnews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Kulankii Uu Manta La Qaatay Siyaasiyiinta Isbahaysiga Kulmiye
March 5, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnew)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro waxa uu ka hadlay kulankii uu manta la yeeshey siyaayintii isadel doonka ee xisbiga kulmiye kuwaasi oo manta kulankoodii ugu horeeyey ay ku yeesheen hteel ambsador ee magaalada hargeisa.

Gudoomiye ciro waxa uu sheegay in kulankani ahaa kii ugu horeeyey isla markaana ujeedada ay iskugu yimaadeen ay ahayd oo kaliya sidii ay iskula afgaran lahaayeen in ay wada hadalo wada furan siyaasiyiintaasi iyo xisbigiisu,

Halkan ka daawo

 

 

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News