Hangoolnews.com
Daawo-Muuqaal:- Muj Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadley Sababaha Uu Iskaga Casilay Xisbiga Waddani .
March 5, 2016 - Written by Hangool News

 

Hargeysa(Hangool-News):-  Mujahid Boobe Yuusuf Ducaale   oo ahaa xoghayihi warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo goordhaweyd  warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa  uu si rasami ah u shaaciyey in uu isla casilay xilkii uu ka hayey xisbiga Waddani

Muddane Boobe Yuusuf Ducaale  Warbaahinta  umuu sheegin sababo ku kalifay in uu iska casilo xisbiga Waddani balse  ilo ka agdhaw xisbiga Waddani waxaa ay shabakada Hangoonews  u sheegen in  Siyaasi Boobe Yuusuf Ducaale  uu ka cadhoodey xisbiga Waddani oo wadahalo rasmi ah la furay isbaheysii Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo

Hangool News /Hargeysa Office

 

 

COMMENTS
Latest News