Hangoolnews.com
Dhaawaca Mid Ka Mid Ah Dablaydii Dishey Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil Oo Cusbitaalka Guud Ee Hargeisa Lagu Dawaynaayo+Sawiro
March 4, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnews)Ciidamada booliska somaliland ayaa  soo qabqabtay 8 nin oo kamida dableydii dilka u gaysatay taliye Casayr.

d2

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaana la sheegay in ciidanka booliska iyo dableydaas hubaysan ee dilay taliyaha ay rasaas is waydaarsadeen, iyada oo ay cidanka qaranku  ugu danbeyntii soo qabteen  8 nin oo kamida dableydaasi, sidoo kalena waxay ciidanku ay dhaawaceen mid kamida dableydaa.

Maxamed Cabdi Jamac ( Madax-Yar) waa mid kamida dableydii dilka u gaystay taliye casayr isla markaan ay ciidanku dhaawac kusoo qabteen, waxaana sida warar xog ogaal ah oo ay helayso shabakada Hangoolnews ay sheegayaan in dhaawaciisa hada lagu dabiibayo cusbitaalka wayn ee magaalada hargeysa.

d1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sido kalena waxay wararku intaa ku darayaan in kuwii kale loo taxaabay xabsiga wayn ee magaalada hargeysa.

COMMENTS
Latest News