Hangoolnews.com
Daawo Caruur Lagu Xadey Magaalada Hargeisa Iyo Qaar Ka Mid ah Ubadkii La Qaatay Oo Ka Waramay Waxay Soo Arkeen
March 4, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnews)Iyada oo mudiiyinkii ugu danbeeyey ay magaalada hargeisa kusoo badanayeen dhacdooyinka soo noqnoqdey kuwaasi oo lagu xado caruurta yar yar xiliyada ay kusii socdaan waxbarshada,

Caruurtan la qaato ee soo badanaayey waxa barnaamij ka diyaariyey wariye Najax Aadan Cunaaye oo ka mid ah hawl Wadeenada tvga Hctv

Halkan Ka Daawo Barnaamijkaasi Oo Xiiso Badan

COMMENTS
Latest News