Hangoolnews.com
Soo Kac Madaxwayne, Lagaa Maag-Yoo Muran Baa Jirah
March 3, 2016 - Written by Hangool News

Qaybtii Shanaad Ee qormadeenii taxanaha ahayd

Soo kac madaxwayne, mudadaadii maalmaa ka hadhee

Soo kac madaxwayne, maydii baa maalin dhow ahe

Soo kac madaxwayne, maamul-kaaga xagee buu maray

Soo kac madaxwayne, lagaa maag-yoo  muran baa jirah

Soo kac madaxwayne,macnahiisa malaayiin nooc loogu magac daray

F:G: Waa Qormo Maalinle Ah Oo Hangoolnews Kula Hadlo Madaxwaynaha Jamhuuriyada SomaliLand

Waxii macluumaad ah ee ku saabsan Qormooyinka Soo Kac Madaxwayne Kuso hagaaji Cinwaanka

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News