Hangoolnews.com
Maxkamada ciidamada Qalabka Sida ee Dalka Somaliya Oo Xukun Dil ah Ku Ridey Xasan Xanafi Oo Ku Eedaysnaa dilka Wariyayaal Badan
March 3, 2016 - Written by Hangool News

Muqdisho(Hangoolnews)Maxkamada qalabka sida ee dalka somaliya ayaa manta la hor keenay xassan xanafi oo ka tirsanaa xarakada Alshabaab kuna eedaysnaa dilalka wariyayaal tiro badan oo lagu khaarajiyey badidooda magaalada muqdisho ee dalka somaliya,

photo File Saxan Xanafi

photo File Saxan Xanafi

Xasan oo hore ugu waramay warbaahinta qaranka somaliya waxa uu hore u qirtay in uu ka danbeeyey dilalkii lagu soo eedeeyey badankooda,

Magacyada Wariyayaasha uu ku Eedaysnaa in uu dilay xassan xanafi

1.Sheekh Nuur Abkeey oo la dilay 04-5-2010

2. Muqtaar Maxamed Hiraabe oo la dilay 08-06-2009

3.Saciid Tahliil Axmed oo la dilay 4/02/2009

4.Cali Iimaan Sharmaake oo la dilay 11-08-2007

5.Mahad Axmed Cilmi oo la dilay 11-08-2007

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Muqdisho/office

COMMENTS
Latest News