Hangoolnews.com
“Xildhibaano Lugu Xidhay Caynabo Iyo Taliyaha Aagaas Oo Ka Hadlay”
March 2, 2016 - Written by Hangool News

Xildhibaano ka tirsana golaha deegaanka degmada caynabo ayaa xabsiga loo taxaabay , “Xadhigayga waxaa ka dambeeyay Gudoomiyaha Gobolka Iyo Taliyaha qaybt Gobolka Saraar, “Aniga waa lay-sii daayay

Waxaase Xidhan Xildhibaabo kale,

Haa xidhigayga waxaa soo amray wasiirka dib-u dajinta Cali Siciid Raygal,

“Waxaa lanagu haystaa maxaad Waddani ugu  hadlaysaan” Sidaasi waxaa yidhi Xildhibaan Xasan Casayr Yuusuf oo ka tirsan golaha

Deegaanka Degmada Caynaba Ee Gobolka Saraar,

Xildhibaanadan ayaa sababta loo xidhay ay tahay, Iyagoo ka hadlayay shir jaraa,id oo ay kaga hadlayeen

Ma-seerka  Shacabka reer Caynabo.

Ilaa iyo hadda waxaa xidhan qaar ka tirsan golaha deegaanka degmada caynabo,

Taliyaha qaybta booliska caynabo ayaa cadeeyay in xildhibaanadaasi la xidhay.

COMMENTS
Latest News