Hangoolnews.com
War-Deg Deg ah Mudaharaad Xoogan oo Ka Socda Magaalada Ceerigaabo
March 2, 2016 - Written by Hangool News

Ceerigaabo(Hangoolnews)_Mudaharaad xoogan ayaa hada ka socda magaalada ceerigabo ee xarunta gobolka sanaag,

Mudaharaadkani oo ay dhigayaan dadwaynaha magaladaasi ayaa waxa lagaga soo hor jeedaa dilkii maalintii shalay ahayd loogu gaystey taliyihii qaybta ciidanka booliska ee gobolka saaxil oo koox dablay ah oo hubaysani ay ku dileen dil toogasho ah,

Dhinaca kale wararka naga soo gaadhaya magaaladaasi ayaa sheegaya in mudaharadkani sababeen xidhitaanka wadooyinka halkaasi oo lagu gubay taayiro,

Photo Mudaharaad

Photo Mudaharaad

Waxii warar ah ee kaso kordha kala soco shabakada wararka Hangoolnews

 

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News