Hangoolnews.com
“War dag dag ah badhasaab Ku Xigeenkii Gobolka Saaxil iyo laba nin oo lagu Eedaynayo Dablaydii Dishay Gaashaanle Casayr Oo La Xidhay”
March 2, 2016 - Written by Hangool News

Badhasaab ku xigeenkii gobolka saaxil iyo laba nin oo lagu eedaynayo in ay ka dambeeyee dilkii taliyahii qaybt gobolka saaxil gaashaanle c/risaaq yuusuf maxamuud ayaa goor dhawayd xabsiga loo taxaabay,

Warar ilaa iyo imika ay helayso shabakada Hangoolnews ayaa sheegaysa in la baacsanayo firxadka dablaydii ka dambaysay dilka

Taliyahii qaybta gobolka saaxil oo dablay hubaysani ku dishay shalayto deegaanka duleedka magaalo xeebeeka barbara.

Ciidamada amaanka ayaa xidhay badhasaab ku xigeenkii gobolka saaxil iyo laba nin  oo kale.

Xukumada soomaali land ayaa ku wargalisay ehelada iyo qoska marxuun gaashaanle c/risaaq yuusuf in ya ka war sugaan xukumada,

Geest kale waxaa ilaa iyo imika la baacsanayaa dablaydii ka dambaysay dilka sarkaalkaasi.

 

Waxii warar ah ee soo kordha kala soco shabakad hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News