Hangoolnews.com
Deg-Deg-Berbera Mudahaad ka Socda Magaalada Berbera iyo Ujeedada Mudaharaadku uu Daaran yahay
March 2, 2016 - Written by Hangool News

Ceerigaabo(Hangoolnews)_magaalada Berbera ee xarunta gobolka saaxil ayaa waxa isagana dhankiisa ka socda mudaharaad xoogan oo ay dhigayaan dadwaynaha magaaladaasi mudaharaadka ayaa waxa lagaga soo hor jeedaa xadhiga qaar ka mid ah salaadiinta gobolkaasi oo laamaha amaanka xukumada Somaliland ay xabsiga u taxaabeen,

Wali wax war oo rasmi ah kama ay soo bixin mudaharaadada magaalada Berbera inkasta oo ay adag tahay in la helo war rasmi ah maadaama ay guud ahaanba ka go,an tahay isgaadhsiintii hase yeeshee waxa soo baxaya warar sheegaya in ay xaalada magaalada Berbera aad u kacsan tahay

Waxii warar ah ee kaso kordha kala soco shabakada wararka Hangoolnews

 

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News