Hangoolnews.com
Xukumada Somaliland oo si adag uga hadashay faro galinta maamulka putland ka wadaan gobolada bari ee dalka
March 1, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnews/01.03.2016)Wasiirka warfaafinta iyo wacyi galinta Somaliland oo manta warbaahinta la hadlaya ayaa waxa uu maamulka puntland uga digay faro galin uu sheegay in ay ku hayaan deegaanada bari ee gobolada Somaliland iyada oo maalintii axadiina uu dagaal qadhaadh deegaanada hoos yimaada gobolka sool ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka pumtland

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

COMMENTS
Latest News