Hangoolnews.com
War Deg,deg-Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Gobolka Saaxil Oo Dablay Hubaysani Toogasho Ku Dileen
March 1, 2016 - Written by Hangool News

Berbera(Hangoolnews)Taliyihii qaybta booliska gobolka saaxil Saaxil C/risaaq Yusuf Maxamuud Casayr ayaa lagu diley deegaanka biyooley oo ka tirsan gobolka saaxil,

Dhinaca kale waxa iyaguna dhaawacyo kala duwani soo gaadheen badhasaabku xigeenkii gobolka saaxil iyo sidoo kale qaar ka mid ah ciidamada booliska,

Dhacdan dilka iyo dhaawaca ah ayaa dhacday xili ay booliska gobolku gaadi goob ugu jireeen koox dablay ah oo mudoorinkii ugu danbeeyey ay ku dabo jireen ciidamada booliska somaliland,

kala Soco Hangoolnews Waxii Warar ah ee kaso kordha dhacdadan

Hangoolnews.com

Berbera/Office

COMMENTS
Latest News