Hangoolnews.com
Soo Kac Madaxwayne Salashoo, Oloshoo Saaxil Way Gubatee
March 1, 2016 - Written by Hangool News

s

waa qormadeenii 6 aad

Soo kac madaxwayne  rasaas baa la sitaa

Soo kac madaxwayne reerahii kala guur

Soo  kac madaxwayne  rabshadaaba baa dhacoo

Soo kac madaxwaye runtii way adagtoo,

Soo kac madaxwayne riiqdan soo kala gaadh

Soo kac madaxwayne si uun haatan bal yeel

Hangoolnews.com

Hargeisa office

hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News