Hangoolnews.com
Badhasaab Kuxigeenka Gobalka Saaxil Ayaa Ka Warbixiyey Qaabkii Jabhadu Jid- Gooyada Ugu Gashay, Isaga Iyo Taliyihi Qaybta Gobalka Saaxil Marxuum Gashaanle C/Risaaq Yuusuf Casayr
March 1, 2016 - Written by Hangool News

badhasab

Hargeisa (Hangoolnews) Badhasaab Ku Xigeenka Gobalka Saaxil Ayaa Ka Warbixiyey Qaabkii  Jid goodyada Loogu Galay  Isaga Iyo Taliye Qaybedkii Gobalka Saaxil Oo Duhurkii Manta  Jabhada  Hubaysani Ku Dileen Tuulada Biyoolay Ee Koonfur Bari kaga Toosan Berbera  Badhasab Ku Xigeenka Ayaa Sheegay  Iyagoo Jidka Ku Jira Ay Jabhad Hubaysani  Baaburkii Ay  Saarnaayen Wajahaadisa Hore Rasaas Ooda Kaga Qaaden  Kadibna Taliyaha Kaga Dhacday laabta Ama Xabadka

Hangoolnews.com

Hargeisa Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News