Hangoolnews.com
“Afar Bilood Ayaanu Hor Taaganahay Madaxtooyada Maxamuud Xaashina Waxuu Caadaystay………..Oday C/Laahi Xaashi Jaamac”
March 1, 2016 - Written by Hangool News

xashi

Hargeisa (Hangoolnews) Odayaal,waxgarad,cuqaal iyo shacab fara badan ayaa maalin walba ku lugo,a madaxtooyada soomaali land ka markii wasiirka wasaarada madaxtoyada Somali land dadkaasi intii uu wasiirka ahaa uu balamo kala duwan u qabtay , “dadkiiba wuxuu hor taagan yahay halkan (madaxtooyada) intii inankaa maxamuud xaashi la leeyahay meesha yimi wax shaqo ah oo ka socota arki-maysid wasaaradiina ugu howsha badnaydna waad aragtaan” sidaasi waxaa shabakada hangoolnews u sheegay oday c/laahi xaashe jaamac caalin. Tan iyo waxii ka dambaysay markii uu is-casilay wasiirkii hore ee madaxtooyada xirsi xaaji cali xasan waxaa soo badanaysa qaylo dhaan fara badan oo soo yeedhay shacabka soomali land taas oo ay gaga cabanayaa wasiirka madaxtooyada soomaali land maxamuud xaashi cabdi oo aan qiimaynin balamaha shaqo, iyo gudashada waajibaadka qaranka.

Hangoolnews.com

Hargeisa Office

Hangolnews@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News