Hangoolnews.com
Soo Kac Madaxwayne Siyaasaddii Dumar Baa Sad-Qeeyee
February 29, 2016 - Written by Hangool News

Qaybtii Shanaad Ee qormadeenii taxanaha ahayd ee la magac Baxday Soo Kac Madaxwayne

Soo kac  madaxwayne xurmo iyo wanaag laguma qabbo xukumadaadiiye,

Soo kac madaxwayne sool baa laysku haystaa ye

Soo kac madaxwayne saaxil baa gabilay saaka loogu dowgale,

Soo kac madaxwayne majarahaa loo hayaa xisbigii miiganaan jiraye,

Soo kac madax wayne siyaasaddii dumar baa sad-qeeyee,

Soo kac madaxwayne  sabigii iyo dhalaankiiba seege tacaliine.

F:G: Waa Qormo Maalinle Ah Oo Hangoolnews Kula Hadlo Madaxwaynaha Jamhuuriyada SomaliLand

Waxii macluumaad ah ee ku saabsan Qormooyinka Soo Kac Madaxwayne Kuso hagaaji Cinwaanka

Photo File Madaxwayne Siilaanyo

Photo File Madaxwayne Siilaanyo

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News