Hangoolnews.com
Muxuu Daarnaa Kulankii Cashada Ahaa ee Dhex Maray Labada Gudoomiye Xisbi C/raxmaan Cirro iyo Muuse Biixi
February 29, 2016 - Written by Hangool News

Hargeysa(Hangoolnews/29,02,2016)Kullankan dhexmaray Muuse Bixii iyo cabdiraxmaan Cirro ayaa ka qabsoomay huteelka Hiddo dhawr ee magaalada Hargeysa,waxaana labadooda ku waheliyey saraakiil ka kala tirsan Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE.

Kullanka  oo ahaa mid casho ah ayaa labada xisbi iyo mushaxariintootu waa Muuse Iyo Cirro ay isku laab xaadheen, kadib markii uu soo gunaanadmay tartan adag oo horaantii bishan ku dhexmaray gobolada galbeedka dalka, isla markaana waxay isla qateen in ay su hufan u tartamaan oo ay ilaalinyaan waddajirka  bushada reer somaliland ee ul-iyo diir ka ah si aanay u kala fogaan bulshada osmliland ee kala taageersan labad dhinac.

Dhinaca kalen kullan xalay cashada ahaa ee dhexmaray guddoomiye Cirro iyo muuse Biixi Cabdi ayaa ahaa mid ay saxaafadu dabad joog ka ahayd isla markaana waxa xusid mudan in aanay wax faa-faahin ah ka bixin labada dhinac kulankaasi ay habeenkii xalay ahaa ku yeesheen Hiddo dhowr huteel ee magaalada Hargeisa,

Photo file Ku casho

Photo file Ku casho

Casho1

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

COMMENTS
Latest News