Hangoolnews.com
Soo Kac Madaxwayne Gudigii Aad Magacowdey Gambo May Qabane
February 28, 2016 - Written by Hangool News

Qaybtii afraad Ee qormadeenii taxanaha ahayd

Soo kac madaxwayne sarifkii dagi waaye

Soo kac madaxwayne sanbiilkii lama qaatee

Soo kac madaxwayne soortiiba la waaye

Soo kac madaxwayne sonkortii lama gooyee

Soo kac madaxwayne shacabkii safradbaa tijaartii ku dishee

Soo kac madaxwayne Gudigii aad magacowdey gambo may qabane

photo File Madaxwayne siilanyo

photo File Madaxwayne siilanyo

F:G: Waa Qormo Maalinle Ah Oo Hangoolnews Kula Hadlo Madaxwaynaha Jamhuuriyada SomaliLand

Waxii macluumaad ah ee ku saabsan Qormooyinka Soo Kac Madaxwayne Kuso hagaaji Cinwaanka

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News