Hangoolnews.com
Siyaasi Goor Dhawayd Ku Geeriyoodey Cusbitaalka Guud ee Hargeisa
February 28, 2016 - Written by Hangool News

Alle Haw Naxariistee Waxa Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Cusbitalka Weyn Ee Magaalada Hargeysa Siyaasi Maxamed Cabdiraxamaan Gadhyare Oo Ka Mid ahaa Siyaasiyiinta Madaxa Banaan Ee Somaliland .

Siyaasi Maxamed Cabdiraxamaan Gadhyare ayaa maalmihii u dambeeyay Xanuun u jiifay Cusbtilka Weyn Ee Magaalada Hargeysa Oo uu Saaka ku Geeriyoday .

Marxuumka AYaa Maalinta Bari ah lugu aasi doonaa Magaalada Hargeysa Ee Caasimada Sonaliland  Iyagoo Qaraabadiisa oo Ku Sugan Canad Ay Dalbadeen in lala Sugo Maydkiisa.

photo File Marxuum Max,ed gadhyare

photo File Marxuum Max,ed gadhyare

COMMENTS
Latest News