Hangoolnews.com
Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyey Xiliga ay Diwaan Galintu Si Rasmi Ah Ugu Bilaabmi Doonto Gobolada Saaxil,Gabiley,Iyo Hawd
February 28, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnews/28,02,2016)Gudida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay ku dhawaqeen wakhtiga ay diiwangalinta cod bixiyaashu ka bilaabmi doonto gobalada Saaxil, Hawd iyo gabilay oo isku mar bilaabmi doona Gudida ayaa waxaa ay sheegen in diwaangalintu ay saddexdaasi gobal si rasmi ah ugu bilaabmi doonto 13.03.2016  isla markaana waxaa ay shacbiga gobaladaasi waxaa ay ugu baqeen in ay isdiwaangaliyaan,

PHOTO File Nec Logo

PHOTO File Nec Logo

 Dinaca kale waxa ay kulmo la yeeshay madaxda iyo  cuqaasha  Gobalka Saaxil iyada oo ujeedada kyulankasi u ahaa sidii bulshada gobolka Saaxil ay ugu diyaar garoobi lahayd is diwaan galinta codbixiyayaasha iyada oo sadexdaasi gobol ay noqon doonaan gobolkii sadexaad ee ay ka bilaabanto diwaan galinta codbxiyayaasha,

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News