Hangoolnews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Qaabiley Qaar Ka Mid Ah Caruurtii ay Dhaleen Mujaahidiintii SNM
February 28, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(Hangoolnews/28,02,2016)Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland sidoo kalena ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa manta magaalada hargeisa kulan kula yeeshay qaar ka mid ah caruurtii ay dhaleenmujaahidiintii SNM,

Kulanka oo ka dhacay huteel ambsador ee magaalada hargeisa waxa kasoo qayb galay mujaahid C/raxmaan aw cali faarax oo isagu gudooomiyaha xisbiga Wadani uga mahad naqay kulanka uu la qaatay dhalintii ay dhaleen dadkii usoo hal gamay dalka Somaliland,

zzzz

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News