Hangoolnews.com
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeisa
February 27, 2016 - Written by Hangool News

Hargeysa(Hangoolnews)27,02,2016) Shilalka Gawaadhida Oo Noqday Kuwo Ku Soo Badanya Gobalda Iyo Deg Mooyinka Somaliland Iyadooba Ay Maalintii Shalay Ahyd Uu Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimashada 15 Ruux Iyo Dhaawaca Sadex Ruux Uu Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiiley,Shabakada Shilkaasi Oo Ka Dhex Dhacay Laba Gaadhi Oo Ah Nooca Loo Yaqaano Nohada Iyo Calaawiga,

car

Shilalkaasi Oo Kaasi Uu Yahay Kii U Danbeeyey Xukuumada Somaliland Hore U Sheegeen In Laga Taxa Daridoono Shilalka Gawaadhida Oo Badiba Galaafta Nafaha Dad Tiro Badan.Hadaladaasi Oo Guuda Ahaanba Noqday Kuwo Hal Bacaad Lagu Lisay Ah.

Waxa Iyana Saaka Arooryadii Hore Lagu Arkay Isla Magaaladani Hargaysa Gaadhi Nooca Loo Yaqaano Candha Mayd Laha Amaba Xamuulka Oo Badanaaba Iyagu Qaada Alaabaha Cul Culus Ee Isga Kala Goosha Gobalada Iyo Dagmooyinka Somaliland Oo Ay Waqtigaasi Saarnaayeen Maciishad Ama Ba Badeecad,Uu Ku Dhacay Badhtamaha Magaalada Hargaysa,

Tabiye Media Oo Shilkaasi La Socotay Gaadhigani Oo Mulkigiisa Ay Leedahay Shirkada Alaabaha Kala Duwan Ee Al Xarbi Comnay ,Ayaa Waxa Lagu Arkayey Goob Aaan Wax Sidaasiya Ka Fogayn Xarunta Aqalka Madaxtooyada Somaliland Gaadhigaasi Oo Sida Sawirka Idiinka Muuqata Guuda Ahaanba Qalib May Hoos Udhac Weyna Ku Noqon Karta Shaqadii Loo Doortay Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa,Balse Shilka Gaadhigani Ayaan Gaysan Wax Khasaare Ah.

Hadaba Si Kastaba Ha Ahaaatee Mar Wax Laga Waydiisay Darawalkii Gaadhigani Ku Qalib May Fagaaraha Iyo Wadada Hal Bawlaha U Ah Somaliland Ayaa Waxa Uu Guuda Ahaanba Noo Sheegay In Shilka Gaadhiganu Uu Sababay Gaadhi Yari Kaasi Oo Si Qaldan Ugu Soconayey Wadada Hal Bowlaha U Ah Caasimada Hargaysa

Shilkani Gaadhi Oo Aan Ahayn Kii U Horeeyey Ee Ka Dhaca Badhtamaha Magaalada Hargaysa Oo Ilaa Hada Aanay Waxba Ka Qaban Shilalkaasi Isla Markaasina Ay Ku Koobnaadaan Oo Kaliya Danahooda Iyo Tacadiga Dad Weynaha Dan Yarta Ah Ee Hargaysa Gudaheeda Ku Sugan

Hangoolnews.Com

Hargeisa Office

Hangoolnews@Gmail.Com

COMMENTS
Latest News