Hangoolnews.com
Hargeysa: Wiil la Qafaashey oo Ka Waramey Waxii uu Soo arkey iyo sida loo Afduubey
February 27, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa-city1

Hargeysa(Hangoolnews.27,02,2016)Magaalada Hargeysa  dhawrkii maalmood ee u danbeeyey waxaa ka taagnaa  cabashooyin ka soo yeedhaya waladiinta dhashey caruurta   ka dib markii walidiintaasi laga xadey caruuro yar yar oo ay dhaleen 

Waxaana caruurtaasi  yar yar ka qafaasha jidadka caasimada Hargeysa shabakado isku xidhan  waxaana caruurta la qafaasha ay da,doodu  ka yar tahay  10 sanno jir lamana  garan karo meel ay geyaan ka dib marka ay caruurta qafaashan shabakadahani

Caruurtan yar yar ee la qafaasho ayaa waxaa ay noqdaan laba midkood waxaan ay kala noqdaan kowo marka la baadho caafimaadkoodu wanaagsan yahay  sidaasna looga fushado danta laga leeyahay  iyo qaar kale oo aan caafimaadkoodu wacneen isla markaana dib loogu soo celiyo halkii laga qaatey.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Wiilka La afduubey

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News