Hangoolnews.com
Gudoomiyaha Wadani Ee G, Awdal Oo Eedaymo Usoo Jeediyey Komishanka Doorashooyinka
February 27, 2016 - Written by Hangool News

Boorame(Hangoolnews,27,02,2016)Gudoomiyaha xisbiga mucaaaridka ah wadani ee gobolka awdal ayaa waxa uu dhaliilo xoogan usoo jeediyey komishanka qaranka doorashooyinka,

booor

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay komishanka doorashooyinku sanaaduuqdii ku yareeyeen goobahii loogu talo galay in la dhigo isaga oo eeda yaraynta dusha uga turay komishanka qaranka dorashooyinka

Halkan Ka daawo

Hangoolnews.Com

Hargeisa Office

Hangoolnews@Gmail.Com

COMMENTS
Latest News