Hangoolnews.com
Dhibaatada Ay Bulshada Ku Hayso Shirkada Telesom Oo Filim Laga Sameeyey
February 27, 2016 - Written by Hangool News

telesom

Burco(Hangoolnews,27,02,2016)koox jilayaal ah oo ku sugan magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa waxa ay filim ka sameeyeen dhibaatada ay shirkada isgaadhsiinta ah ee telesom ku hayso bulshada Somaliland eek ala ah dhinacyada dhaqaalaha taawarada kala duwan ee ay ku dhex rakibeen gudaha magaalooyinka waawayn ee dalka kuwaasi oo dad badan ay ka qaadeen caafimaad daro,

Halkan Ka daawo

.

Hangoolnews.Com

Hargeisa Office

Hangoolnews@Gmail.Com

COMMENTS
Latest News