Hangoolnews.com
Weerar Ismiidaamin Ah Oo Caawa Lagu Qaadey Huteel Syl Oo Ku Dhow Madaxtooyada Somaliya
February 26, 2016 - Written by Hangool News

Muqdisho(Hangoolnews)Qaraxyo xoogan ayaa waxa caawa fiidkii laga eegtay huteel Syl o ku dhow xarunta madaxtooyada dalka somaliya ee villa Somaliya,

qarax

Xaran oo loo soo adeegsaday gaadhi laga soo buuxiyey walxa qarx ayaa lala eegatay qaybta hore ee huteel saacadu markii ahayd 8 fiidnimo ee caawa xiliga geeska Africa,

Rasaas la is-dhaafsanayo ayaa billaabatay qaraxa kaddib, iyadoo aan khasaaraha qaraxyada aan si  dhab loo ogeyn, balse la sheegayinay dhowr qof ku dhinteen, illaa lix qof oo kale oo kale oo ay dhaawacyo kasoo gaareen.

Hueelkan la qrxiyey ee syl ayaa waxa uu dhinaca ku hayaa beerta loo yaqaan beerta nabad oo ay maalmaha fasaxa u dalxiistagaan dadwaynaha ku nool magaalada Muqdisho

Hangoolnews,com

muqdisho./office

COMMENTS
Latest News