Hangoolnews.com
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Isku Dhacii Labadii Gaadhi Ee Maanta Dhacay Sababayna Dhimashada 14 Qof
February 26, 2016 - Written by Hangool News

2

Hargeysa(Hangoolnews)taliyaha ciidanka booliska Somaliland c/laahi Fadal Iimaan waxa uu ka hadlay shilkii manta ka dhacay inta u dhaxaysa magaalooyinka gabiley iyo kalabaydh halkaasi oo ay dhaceen labo gaadhi oo kala ah nooca loo yaqaan (Nouh) iyo sido kale Gaadhi(Landcruser ah) isku dhacaasi oo sababay dhimashada 14 qof oo ka mid ah dadkii iyagu kala saarnaa labadaasi gaadhi waxaana sidoo kale ku dhawaacmay 9 qof oo kale,

dadkii dhaawaca ahaa ayaa waxa la keenay cusbitaalka guud ee magaalada hargeisa waxaana halkaasi kusoo booqdey dadkii dhaawaca ahaa taliyaha ciidanka booliska Somaliland isaga oo halkaasi kula hadlay warbaahinta.

halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News