Hangoolnews.com
Soo Kac Madaxwayne: Wasiiraddaadii Dhaqaalahii Baanka Yaalay Bay Badh-Sii Amaah-Deene
February 26, 2016 - Written by Hangool News

s

 

Qaybtii labaad ee taxana Soo Kac madaxwayne

Soo kac madax-wayne:  golahaagii wasiiradda ayaa amaahday Kharashaadkii kala duwanaa ee umadda u yaalay baankee.

Soo kac madaxwayne :goorma ayaa kuu dambaysay wasiiradaada oo la xisaabtanto,

soo kac madaxwayne: kharashaadka saddex biloodka sanad-kanaa laysku haystaaye,

soo kac madaxwayne: sub head=yadii wasaaraddahu way wada

Cas yihiine,

 

F:G: Waa Qormo Maalinle Ah Oo Hangoolnews Kula Hadlo Madaxwaynaha Jamhuuriyada SomaliLand

Waxii macluumaad ah ee ku saabsan Qormooyinka Soo Kac Madaxwayne Kuso hagaaji Cinwaanka

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News