Hangoolnews.com
Deg Deg Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimashada 14 Qof Oo Ka dhacay Inta U Dhaxaysa Gabiley Iyo Kalabaydh
February 26, 2016 - Written by Hangool News

breakingnews-300x159

Gabiley(Hangoolnews)Isku dhaca laba gaadhi oo marayay wadada u dhaxaysa magaalooyinka gabiley iyo kalabaydh ayaa sababay dhimashada 14 qof oo ka mid ah dadkii saarnaa gaadhiyaashaasi isku dhacay oo kala ahaa gaadhiyada nooca loo yaqaan (Nouh) iyo sidoo kale gaadhi(land Carueser ah) dhinaca kale sida ay nagu soo gaadhayaan wararka ka imanayaa goobta uu shilku ka dhacay ayaa waxa dadkii dhaawaca ahaa inooa kale loo qaaday cusbitaalka guud ee magaalada gabiley iyada oo dadka dhaawaca ay tiradoodu dhan tahay 9 ruux,

Kala soco Hangool waxii war ah ee kasoo kordha shilkaasi baabuur

Hangoolnews.com

Gbailey/office

COMMENTS
Latest News