Hangoolnews.com
“Soo Kac Madaxwayne Abaaro Adag iyo Oonbaa Jiree”
February 25, 2016 - Written by Hangool News

soo kac

Hargeysa(Hangoolnews)Soo kac madaxwayne maalinba maalinta ka danbaysa waxa sii kordhaysa abaarta,omoska iyo oonka kasoo yeedhaya deegaano faro badan oo ka mid ah dalka aad maamushid,

Soo kac madaxwayne: xili adag baa la galay,xoolahii way dhamaadeen,boga iyo beerka ayaa isku dhagay intii bad-qabtey,

Sookac madaxwayne:deeganadii aad taqaanay darxumaa looga hayaamee

Sookac madawayne:sad baa,ba,ay u haystaan sawdkiyo dhawaaqii

Sookac madaxwayne shacabka reer guuraagu waxay kaaga baahan yihiin hiil-leh,

Lasoco Qormooyinka danbe Ee Taxanaha Soo kac Madaxwayne

 

Hangoolnews/Staff

Hangoolnews.com

Hargeysa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News