Hangoolnews.com
ALLAAH HAW U NAXARIISTEE WARIYE CABDIQAADIR MAXAMED CIID (BAAY) OO HARGEYSA KU GEERIYOODAY
February 25, 2016 - Written by Hangool News

baaay

Allaah haw u naxariistee Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay) ayaa ku geeriyooday magaaladda Hargeysa.

Marxuumka oo maalmihii ugu dambaysay xanuun ku soo booday u jiifay ayaa waxa ay nafti ka baxday saaka abaara 4:30 kii aroornimo.

rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee marxuumka ayaa muddo ku soo jiray saxaafada, waxaanu ka mid ahaa foollaadka suxufiyiinta somaliland.

bahda shabakada caalamiga ah ee Hangoolnews  waxa ay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay,

COMMENTS
Latest News