Hangoolnews.com
“Golaha Wakiilada Meel ay Kaga Jirto Raashin loo Qaybiyo Dadka iyo Biyo Lasiiyaa Midna Ma Jiro Taageerayaasha Xisbiga ayaa Siiyey” Gudoomiye Cirro
February 24, 2016 - Written by Hangool News

Hargeysa(Hangoolnews)Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland sidoo kalena ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa maanta xili uu warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa magaalada hargeysa waxa uu ka warbixiyey ujeedada wafti uu la kulmay maanta iyon sidoo kale su,aalo ay warbaahinta qaarkood waydiiyeen oo ahaa in mucaawinooyinka uu mudooyinkii ugu danbeeyey bixinaayay gudooye cirro ay ka mid ahayd miisaaniyada golaah wakiilada ee uu gudoomiyaha ka yahay, sidoo kale waxa uu gudoomiye cirro ka hadlay waxyaabahii uu kusoo arkay deegaanada galbeedka somaliland xilli uu dhawaan booqday halkaasi oo ay ka socoto diwaan galinta codbxiyayaashu.

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News