Hangoolnews.com
SOO KAC MADAXWAYNE
February 23, 2016 - Written by Hangool News

soo kac

(Hangoolnews)Akhristayaashayada qiimaha badan ee ku xidhan shabakada wararka ee hangoolnews.com waxa la socodsiinaynaa in aanu dhawaan bilaabi doono qormooyin taxane ah oo la magac baxay soo kac madaxwayne,

Waxaana aanu idiinku soo gudbin doonaa xaalada maalin kasta ka jirta wadanka anaga oo si toos ah u dul istaagi doona dhamaanba baahiyaha kala duwan ee bulshada iyo wax ka qabashadeeda,

Waxaanu mawduucani noqon doonaa mawduuc si toos ah ula hadli doona madaxwaynaha Somaliland oo ay shabakada wararka ee hangoolnews ugu talo gashay in ay ku xidhiidhiso shacabka iyo xukumada uu hogaaminaayo madaxwayne axmed maxamed maxamuud siilaanyo,

Qormooyinkani waxa ay si toos ah u bilaabmi doonaan maalinta arbacada ah ee bishu tahay 24/02/2016 oo ku beegan maalinta barri ah

Fiiro gaar ah aragtida bulshada waa uu u furan yahay mawduucani

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News