Hangoolnews.com
Gudoomiyihii Hore iyo ka Cusub ee Xisbiga Wadani Laantiisa Sweden Oo Si Rasmi ah xilka ula Kala wareegay
February 23, 2016 - Written by Hangool News

Xaflad oo ay xilka kula ka wareegayeen gudoomiyhii hore ee laanta dalka Sweden ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani iyo gudoomiyaha cusb ayaa xalay ka dhacday dalkaasi waxana kasoo qayb galay gudoomiyaha qarada yurub ee xisbiga wadani iyo sidoo kale marwo faadumo siciid oo ka mid ha mas,uuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee wadani,

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News