Hangoolnews.com
Waxgaradka Iyo Cuqaasha Beelaha Gobolka Saaxil oo Shaaciyey in ay Ka Heshiiyeen Dhismahii Dekeda Ceel-Garde
February 22, 2016 - Written by Hangool News

Berbera(Hangoolnews)odayaasha wax garadka iyo aqoonyahanka labada beelood ee wada dega gobolka saaxil ee mudooyinkii ugu danbeeyey uu ka dhex taagnaakhilaaf xoogan oo sababay in ay warbaahinta isku mariyaan erayo xanaf leh taaso oo ay ka danbaysay kadib markii mid ka mid ah labadaasi beelood ay bilowdey dhismaha dekeda deegaanka (Ceel garde) oo aan wax sidaasi ah uga fogayn isla dekeda magaalada berbera ayaa kulan ay yeesheen waxay ku dhawaajiyeen in ay ka heshiiyeen khilaafkaasi soo kala dhex galay,

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News