Hangoolnews.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Sheegay in aan Suldaan Danbe Dalka Lagu Caleemo Saari Doonin
February 22, 2016 - Written by Hangool News

warancade

Hargeysa(Hangoolnews)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Manta Hor Yimi Gudiga Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Waxa Uu Warbixino Kasiyey Gudigan Xaalada Amaan Ee Dalka Iyo Sidoo Kale Shaqaaqooyinkii Maalmahii Ugu Danbeeyey Ka Dhacay Waqooyiga Iyo Agagaarka Degmada Lugyaha,

Dhinaca Kale Waxa Uu Wasiir Warancade Ay Gudigu Wax Ka Waydiisay Hawl Galadii Maalmahii Ugu Danbeeyey Ay Waday Dawlada Hoose Ee Hargeisa Isla Markaana Lagu Banaynayay Wadooyinka Taasi Oo Dad Badan Oo Kala Soobaxi Jiray Quutal Daruurigu Ay Ku Baro Kaceen Goobahaasi,

Wasiir Waran Cade Ayaa Sidoo Kale Ka Dhaqwaajiyey In Aan Dalka Dib Danbe Loogu Caleemo Saari Doonin Wax Suldaan Ah ,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.Com

Haergeisa/Office

Hangoolnews@Gmail.Com

COMMENTS
Latest News