Hangoolnews.com
Laascaanood:13 Jir ah oo ay Isku Haystaan Sadex Qays
February 22, 2016 - Written by Hangool

Laascaanood(Hangoolnews)maxkamda magaalada laascaanood ayaa waxa ka socota dacwad u dhaxaysa sadex qays kuwaasi oo isku haysta wiil yar oo 13 jir ah,

Kuwaasi oo dhamaantood sheeganaya in ay iaygu dhaleen ilmahan yar,

Wiilka ooh ore uga yimid magaalada boosaso ee xarunta gobolka bari ayaa waxa haatan gacanta ku haya xoghaya dawlada hoose ee degmada laascanood,

cajiba

Wiilkan yar oo magaciisa lagu soo koobay fadxa ayaa sheegay in uu ku dhashay magaalada laascaanood ka hor intii aan lala tagin magaalada boosaaso inkasta oo aanu wali si toos ah u garanayn cida dhashay maadaama isaga oo yar laga kaxaystay magaaladii uu ku dhshay ee laascaanood,

Maxkada degmada atyaan ilaa iyo haatan wax go,aan ah kasoo saarin iyada oo xoghaya dawlada hoose uu sheegay in uu damaanad qaadayo haynta wiilkan yar ilaa iyo inta laga helaayo cidii rasmiga ahayd ee dashay,

Halkan ka daawo

Hangoolnews.Com

Haergeisa/Office

Hangoolnews@Gmail.Com

 

COMMENTS
Latest News