Hangoolnews.com
Xaalada Nololeed ee Dadka Danyarta Ah ee Ku Nool Xaafada State House oo Laga Dayrinaayo
February 21, 2016 - Written by Hangool

Hargeysa(Hangoolnews)Dadka danyarta ah eek u nool xaafada state house ee magaalada hargeisa ayaa waxa si wayn looga dayrinayaa xaaladoodan nololeed ee dadka ku nool xaafadaasi qaarkood, Xili uu manta booqdey wariye xamse cali bulbul oo ka mid ah hawl wadeenada tvg hctv ayaa waxa uu ka soo diyaariyey warbixin qiiro leh iyada oo oday da,ah uu ka waramaayo xaaskiisii oo ka tahriibtay iyo sidoo kale dad iyaguna ku nool xafadaasi oo gaajo darted u qashay bisado si ay u cunaan Subnaalah

Hangoolnews.com

Hargeysa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News