Hangoolnews.com
Aamiin Caamir oo Sawir Cajiiba Ka Diyaariyey Qaabkii Madaarka Nairobi Loogu Bah-dilay Raysal-Wasaaraha Somaliya
February 21, 2016 - Written by Hangool

Nairobi (Hangoolnews)farshaxaniistaha caanka ah ee soomaliyeed waxa ayaa uu sawir farshan ah ka diyaariyey qaabkii ay ciidamada amaanka ee dalka kiiniya ugu xanibeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi raysala wasaaraha somaliya,

Sawir gacmeedkani uu ka diyaariyey aamiin caamir ayaa muujinaya sida ay dawlada kiiniya u bahdilayso madaxda dalka Somalia xili ay waliba ciidamadeeda ku sugan yihiin dalka somaliya,

Sawir Gacmeed

Sawir Gacmeed

Hangoolnews.com

Hargeysa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News