Hangoolnews.com
Xuska Maalinta Dhalinyaradda Ee Dhagax-Tuurkii Ufo Oo Siweyn Looga Xusay Hargeysa.
February 20, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)Xuska maalinta dhalinyada Somaliland ee dhagax-tuurka ee loo yaqaan ufo oo ku began manta ayaa waxa si wayn looga xusay  magaalada hargeisa,

Xuska sanad guuradani oo ah tii 34 aad kasoo wareegaty maalintii dhagax tuurka oo Somaliland shacabkeeda maal gaar ah ugu xardhan ayaa sanad walba maalintan oo kale laga xusaa somaliland

 

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News