Hangoolnews.com
Gudoomiye Cirro Oo Ka Warbxiyey Socdaalkiisii Gobolada Awdal Iyo Salel
February 18, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani oo manta warbaahinta kula hadlayay huteel rays ee magaalada boorame waxa uu faah,faahin ka bixiyey socdaalkii dheeraa ee isaga iyo waftigii uu hogaaminayey ay kusoo mareen deenada kala duwan ee gobolada awdal iyo salel,

Gudoomiye ciro ayaa waxa uu si ba,an uga dayriyey xaalada abaareed ee ka jirta goboladaasi iyo deeganada hoos yimaada ee ay soo mareen, sido kale gudoomiyaha ayaa waxa uu ka hadlay dhacdadii ka dhacdey deegaanka sabowanaag ee ka tirsan degmada lughaya ee ay koox dablay ahi weerar ku qaadeen xaruntii ay ka socotay diwaangalinta codbxixiyayaashu,

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News