Hangoolnews.com
Xog Ku Saabsan Iibinta Xukumada Somaliland La Damacsan Tahay Dugsiga Hoose Dhexe Ee Sheekh Bashiir
February 17, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG) mudooyinkii ugu danbeeyey waxa soo baxayay warar sheegaya in xukumada Somaliland ay iibinayso dugsiga hoose dhexe ee ku yaala badhtamaha magaalada caasimada ah ee hargeisa ee sheikh bashiir,

Hadaba si warar dheeraad ah oo ku saabsan xogta iibka dugsigan ayaa waxa magaalada hargeisa uu kula kulamay wariye siciid faarax muuse cagjar mid ka mid ah awlaada ubadkii uu dhalay rabi naxariistii jabatul fardawsa haka waraabiyee halgamaagii waynaa ee sheikh bashiir,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

hangoolmews@gmail.com

COMMENTS
Latest News