Hangoolnews.com
Mucjiso Lagu arkay Deegaan Ka Mid Ah Gobolka Gabiley
February 17, 2016 - Written by Hangool

Taysa(HNG)Qays danyar ah oo ku nool gobolka gabiley gaar ahaan deegaanka la yidhaahdo (taysa) oo 30km dhinaca koonfur galbeed kaga began magaalada gabiley ayaa waxa degan lamaane is qabay mudo 11 sanadood ah isla markaana ilaahay hibo usiiyey in ay halkii mar ay u calool galaan sadex ama labo mataano ah,

Xiligana ay tirade caruurtoodu marayso shan iyo toban caruur ah,

waxa deegaanka ay ka degan yihiin taysa ku booqdey wariye maxamed boosh oo ka mid ah hawl wadeenada tvga Hctv isaga oo ka waraystay xaalka nolosha ay ku nool yihiin,

HALKAN KA DAAWO

Hangoolnews.com

Gabiley.office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News