Hangoolnews.com
Faysal Cali Waraabe Oo Shaaca Ka Qaaday In Xisbiga Ucid Uu Ka Baayacay Siyaasiyiintii Isbahaysiga Kulmiye
February 17, 2016 - Written by Hangool

 

Hargeisa(HNG) gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka xisbiga ucid waxa uu shaaca ka qaaday in ay kulamo yeesheen siyaasiyiintii qaadacay shirwaynahii xisbiga kulmiye ee labaxay isbahaysiga dimuqradi doonka xisbiga kulmiye,

Faysal cali warabe oo qaar ka mid ah warbaahinta la hadlayay waxa uu sheegay in ay is afgarad hordhac ah ka gaadheen kulankoodii koowaad isla mar,ahaantaana uu siisocon doono wadahadalada iyo heshiiska xisbiga kulmiye,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

hangoolmews@gmail.com

COMMENTS
Latest News