Hangoolnews.com
Waftigii Uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Salel:Sawiro
February 16, 2016 - Written by Hangool

Wefti ballaadhan oo uu hoggaamiyey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey deegaannada Gobolka Selel, gaar ahaan Saylac ilaa Lowyacado oo ku taalla xuduudka dalalka Somaliland iyo Jabuuti. Weftiga oo xalay [Habeennimada 14/02/2016] u hoyday magaalada Saylac ayaa xaflad si weyn loo agaasimay oo soo dhaweyn ah loogu sameeyey magaaladaas,

Halkan hoose ka daawo qaar ka mid ah sawirada muuse biixi cabdi iyo waftigii uu hogaaminayay sida loo soo dhaweeyay1

1488053_1073293306066765_7235462046571535038_n10295751_1073293049400124_7928278321568990099_n10329048_1073293076066788_4768493885943453930_n12705254_1073293432733419_2532251633809307205_n12733511_1073292982733464_3939320607233000998_n12741858_1073293396066756_1198337874286721048_n12742768_1073293289400100_3135956698828764985_n

19
1417

16

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News