Hangoolnews.com
“Ololaha Iyo Tartanku Wuxu Ka Dhexeeyay Kulmiye Iyo Waddani”.Cali-Gurray
February 16, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)Jaamacadda Camuud anigu waxan ka sheegay in UCID aanu u socon olole iyo tartan balse keliya uu u socdo hawsha diiwaangelinta codbixiyaha ee Gobolka Awdal. Maalintii koobaad ee duuwaangelinta xisbi ka hawlgalay in ka badan 100 goobood sedex degmo ah UCID oo keliya ayaa jiray. Labadan xisbi waxa iskaga qaldan oy iskaga jira hawsha xiligan diiwaangelinta iyo ta dambe ee ololaha doorashada. Waddani musharixiinba ma leh hadana wuu botorinayaa intaase yuu dadka ka iibinayaa? Saw marka hore in la garto maaha? Mise waa kootarabaan oo hoos hoos baa loo gadayaa?.

 

Kharashka kaga baxay durbaan iyo ciyaar aan goortoodba la joogin haday waxaas oo kharasha ah hayeen may hareerahooda eegaan inta dad iyo duunyo hortooda iyo halka ciyaarta ka qabsadeen abaarta ku le’day

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News