Hangoolnews.com
Gudigii Madaxwayne Siilaanyo U Magacaabay Gurmadka Abaaraha Dalka Oo Kulan Iskugu yimi Madaxtooyada
February 16, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(HNG)Gudigan oo ahaa kuwii dhawaan madaxwayne siilaayo u magacaabay gurmadka dadka abaarahu saameeyeen ee dalka ayaa waxa ay manta kulankoodii ugu horeeyey iskugu yimaadeen aqal madaxtooyda iyada oo ay la kulmeen madaxwaynaha Somaliland iyo sido kale qaar ka mid ah golaha wasiirada ee dalka,

Hangoolnews,com

Hargeisa.office

hangoolnews@gmail.co

COMMENTS
Latest News