Hangoolnews.com
“Xukuumadu Ceel Gerdina Way Joojin Kartaa Meeshii Kale Ee Beeli Sheegan Jirtayna Way Joojin Kartaa Se Dawlada Ayaa Waxan Ka Danbeysa Waa La Beelaynayaa” Boqor_Buurmadow
February 15, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(HNG) Boqor Cismaan aw maxamuud buur-madow oo ka mid ah madax dhaqameedka somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dhimaha dekada ceel garde oo mudooyinkii dambe dib u dhis balaadhan uu ka socdey iyo weerarkii dhawaan halkaas dablay hubaysani ay ku qaadey boqor cismaan awmaxamuud buur-madow oo xalay wargeyska SAHAN khadka telefoonka ugu waramay ayaa si adag uga hadlay xaalada ceel garde waxaana uu sheegay boqor cismaan aw maxamuud in dhismaha dekadu ku timi heshiis dhex maray xukuumada isla markaana ay ogalaanshiiyo ka haysteen in ay dib u dayacudhis ku sameeyaan

Boqorka oo arimahani ka hadlaya waxa uu yidhi.marka hore anigu waxaan qabaa inamadaa meesha tagay anigu maqabo wax gaara oo aan ku eedayno wax la siyaasadeeyo oo la beeleeyo ma aragno dawladana waxaa ku filnayd inay geysato kastan iyo rug bilays bay ahayd inay geyso baa ku filnayd Wax Kaloo laga dhoofinayana May Jirin Petrolka Aan Magaalada Laga Dhoofin Karin Ee Dalkeena Mamnuuca Ka Ah In Halkaa Laga Dhoofiyo Ayey Aheyd Xukuumdana Heshiis Bay Ka Haysteen Inamadan Meesha Qoryha Watay Uma Arko In Ay Yihiin Danbiilayaal Fidmo Waday Markaan Arinkaa Ka Hadlo Waxan La Yabaanahay Riwaayda DeDAN Oo Xukuumada Iyo Odey Dhaqameedyadu Metelayaaan Waxana Qabaa Xukuumada Weeye Arinkaasi Inamadan Yar Yarna Yagaa Danbilayaal Laga Dhigey Oo La Hubeeyey oo Lacag Lagubixiyey Oo La Diray Markaa Shacbiga S/land Bay Ka Dhexeysaa Beel Gaar Uleh Ma Jirto Dhaqan Ahaan Markaan Ka Hadlayo Kama Xigno Beelaha Klae Ee Dalka Inamadatan Waxa hubeeyey Ee Sanadkanba Ay Buuraha Ugu Jireen Waayeelkii Iyo Waxgardakii Saaxil Oo Beelaysan Xukuumda Gobolka Joogtaa Ku Raacsantahay Oo Tola Ayeey Leh Yagaa Lahaa Khayraadka gobolka diidana Yagaa yidhi inada qoryaha hala qaato Dekeda yaan La Dhisin Oo Lahaa sheekh Ka qaylinayey oo lahaa carabtu ma iman karaan yagaa qaylinayey oo lahaa biyaha xumbo weyne hargeysa lama geyn karo dawladun way ogolaatay in beel dalka leedahay Madax weynuhu raali buu kaga ahaa nimankii magaca isku sheegayey ee magaca ururka isku sheegayey ayaa fidmada wadey maamulka gobolka ujooga ayaa fidmada wadey Inamada Rag dawalda ushaqeeya weeye oo mushahar ka qaata Rag Buuraha La galiyey weeye

Shaqadoodii laga eryey weeye waa la diray waa la hubeeyey Anagu umaAragno inamadaa yaryar Madaxdhaqameedku Xukuumada Iyo Waayeelku Iyo Tijaartu Buuraha galiyeen In La Daba ordo oo fidmo wadayaal laga dhigo uma aragno Wax qiimo leh oo Aan uyeelaynaa majirto Arinkaa Waxan Qabaa In Aaney denbiilayaan Aheyn. Boqorka oo hadalkiisa oo siiwata waxa uu dhaliil xoogan dhusha uga tuuray xukuumada madaxweyne siilaanyo waxaana uu carabka ku dhuftay inanay xukuumadu doorasho dalka gaadhsiin karin waxaana hadalkiisa ka mid ahaa. Xukuumada Madaxweyne siilanyo Xiligan Doorasho dalka gaadhsiin kari mayso dawladnimona ku hogaamin kari mayso

Yadaana Ogolaatay in In ay beeli ay dalka sheegato oo biyaha hargeysa la kala sheegto oo Dalkii ciidii iyo buurihi Ogolaatay in cidi yeelato Ceel gerdi cid ka hadli karta iyo cid ku duuli karta ma jirto Oo Buurihii sibidhka laga sameynayey ogolaatay in cid goni ahi yeelato Oo beesha in taa isku racsani Ee dekedii ogolaatay i ay cidi yeelato Oo Beesha Intaas isku raacsani wado In ay ceel gerdi tagtaa waxaan u arkaa deel qaaf meel ka dhacbaan u rakaa waxa weeyen hadii Dalka La wada leeyah xukuumadu ceel gerdina way jojin kartaa meeshii kale ee beeli sheegan jirtayna way joojin kartaa dawlada ayaa waxan ka danbeysa waa la beelaynayaa waa la qabiilaynyaa waala reeraynayaa Waxan Qabaa arinkasi haduu sii socdo mid cid gooniya raali galinaya maaha xukuumadana waxan qabaa in yadu masuuliyadeeda qayb ka tahay waayeel baa arinkan wada maamulka gobolkaa wada waayo maamulka gobolku inuu wado waxaa u daliila, niman odayaala ayaa meeshaa sawir xun ku galay waxaa la mooday in talo reer lagu dhisayo.

Hargeisa.Office

Hangoolnews@Gmail.Com

Xigasho Wargeyska Sahan

 

 

COMMENTS
Latest News