Hangoolnews.com
Wasiir Cakuse Oo Gurigiisa Ku Booqdey Wariye C/qaadir Maxamed Ciid Oo Xanuunsanaya
February 15, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)Wasiirkii hore ee warffifinta dhaqanka iyo wacyi galinta Somaliland ahna wasiirka cusub ee wasaarada xanaanada xoolaha ayaa waxa uu manta gurigiisa ku booqdey qora c/qadir maxamed (ciid Baay) oo xanuun xanuunsanaya,

c/qaadir ayaa isagu ka mid ah warbaahinta waayeelka ah ee Somaliland isla markaana sidoo kale ah qoraa waxa uu mudooyinkii ugu danbeeyey u jiifay xanuun,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News